Lix ka mid ah Xubnaha Golaha wasiirada cusub ee DF oo xilka la wareegay

Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa ka qeybgalay munaasabad ay xilka kula wareegeen Wasiirrada cusub ee Wasaaradaha Shaqada iyo Arrimaha bulshada Mudane Duraan Axmed Faarax, Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Marwo Xanifa Maxamed Ibraahim, Hawlaha Guud, Guriyeenta iyo Dib -udhiska Mudane Maxamed Aadan Macallin, Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Mudane Cumar Cali … Continue reading Lix ka mid ah Xubnaha Golaha wasiirada cusub ee DF oo xilka la wareegay